ARAGTIDA

Waxaan u taagan nahay dhamaystirka dib-u-eegista Dastuurka KMG si loo helo dastuur Soomaali leedahay

HIIGSIGA

Waxaan u maraynaa dib-u-eegista dastuurka hannaan daah-furan, wadahadal qaran iyo wadatashiyo dadweyne

UJEEDO

In la helo Dastuur dhammaystiran oo bogsiiya khilaafaadka bulshada, lana aasaaso bulsho mideysan

Wararka gudiga madaxa-banaan ee dastuurka

Wararka

Shirka Latashiga Bulshada Rayidka ee SSC-Khaatumo

Adhicadeeye, November 12, 2024:- Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka,...

Shirka Latashiga Dhalinyarada Iyo Haweenka ee SSC-Khaatumo

Laasacaanood, November 11, 2024 , Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr....

Baro Dastuurkaaga

Guji Baro Dastuurka linkiga ah

Nagala soco

Baraheena
Bulshada

Wararka iyo dhacdooyinka ku dahaaran arrimaha Dastuurka kala soco Baggaga rasmiga ah baraha bulshada ku leenahay.

Guddiga Madaxabannaan ee  Dastuurka

Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka

21,435

Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka-🇸🇴

WARBIXIN KOOBAN OO KU SAABSAN KULAMADA LATASHIGA HAY'ADAHA DAWLADDA IYO BULSHADA RAYIDKA MAAMULKA SSC KHAATUMO. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Wasiir ku-igeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa kula dardaarmay Bulshada Rayidka reer Adhicadeeye ee gobalka Sool inay aragtidooda ku lafaaqaan Soojeedinta Wax-kabeddelka Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka middaas oo mahiimad gaarra u leh, maadaama Dastuurku yahay masiirkoodii iyo aayahoodii mustaqbalka. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Hon Farhia Mumin Ali oo ka mid ah xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka , ayaa dadka reer Adhicadeeye ee Gobolka Sool, u sharaxday ujeedda safarka oo ah siddii reer Adhicadeey loo waydiin lahaa taladooda iyo aragtidooda ku aaddan Soojeedinta Wax-kabeddelka Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka KMG. Siddoo kale Hon Farhia Mumin Ali ayaa u soo bandhigay Bulshada reer Adhicadeeye ee Gobolka Sool soojeedin kooban oo ku saabsan Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka iyo su'aalo khuseeya isla cutubyadaan. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Maamulka SSC-Khaatumo, Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in Bulshada Rayidka reer Adhicadeeye, ahmiyad goonni ah u leedahay in la soo gaarsiiyo nuqulka Soojeedinta Wax-kabeddelka Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka. Si loo waydiiyo aragtidooda iyo taladooda si ay qeyb ugu noqdaan dhammaytirka geeddi-socodka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ah masiirka iyo aayaha qof walba oo Soomaali ah. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Waxaa goordhow magaaladda Adhicadeeye ee Gobolka Sool lagu soo gabagabeeyey shirka Latashiga Bulshada Rayidka ee soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka KMG. ... See MoreSee Less
View on Facebook

Over 100 gov agencies, 80 traditional elders, 200 youth and women representatives, and 400 members of civil society gathered in #SSC #Khatumo admin to discuss the proposed amendments chapters (5-9) of the constitution. Together, we’re shaping a more inclusive future for #Somalia.

The Deputy Minister of @MojSomalia,Ahmed Abdirahman Hassan, urged the civil society of #AdeAdeeye in the #Sool region to share their views on the proposed amendments to Chapters 5 to 9 of the Constitution.This is crucial for shaping their future and destiny. #SomaliaConstitution

ICRIC Member @farmumin presented a proposal to the #AdeAdeeye community in the #Sool region. The proposal outlines potential amendments to Chapters 5-9 of the Constitution and seeks community input on related issues. #Somalia #Constitution #ICRIC #SSCKhatumo

Load More
Close Search Window