Fariinta Guddoomiyaha Guddiga

Dheeho Fariinta Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka 

Fariinta Guddoomiyaha

Waxaa la joogaa waqtigii Dastuurka JFS laga saari lahaa ku-meelgaarnimada. Geeddisocodka qabyo-tirka Dastuurka waa u muhiim mawaaddin walba oo Soomaaliyeed aragtidiisa, aqoontiisa iyo taladiisaba dib-u-soo nooleynta adeeg bixinta iyo hiigsiga horumar waara.

Sameynta Dastuur sharciyad leh oo loo wada dhanyahay ayaa ah furaha nabadeynta,  dib-usoo nooleynta adeeg bixinta iyo hiigsiga horumar waara.

Waxaan halkan ka cadeynayaa in aan ka shaqeyndoonno dastuur soomaali leedahay ayna hoggaminayso kuna dhammaada sida ugu dhaqsiyaha badan. Anigoo taas ka duulaya “Yoolkeenu waa qaabaynta iyo qabyotirka Dastuurka KMG”

.

Avv. Burhaan Aadan Cumar

Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-banaan ee Dib u eegista Dastuurka

Close Search Window