ARAGTIDA

Waxaan u taagan nahay dhamaystirka dib-u-eegista Dastuurka KMG si loo helo dastuur Soomaali leedahay

HIIGSIGA

Waxaan u maraynaa dib-u-eegista dastuurka hannaan daah-furan, wadahadal qaran iyo wadatashiyo dadweyne

UJEEDO

In la helo Dastuur dhammaystiran oo bogsiiya khilaafaadka bulshada, lana aasaaso bulsho mideysan

Wararka gudiga madaxa-banaan ee dastuurka

Wararka

Latashiga Qurba-Joogta Soomaaliyeed Dagan Bristol UK

Muqdisho, 24, Diseenbar, 2024, Hay’adaha uxil saaran Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga lasocodka Dastuurka ee Labada...

Latashiga Qurba-Joogta Soomaaliyeed Dagan London UK

London: 21 Diseenbar, 2024; Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dasturka oo kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arr. Dastuurka...

Baro Dastuurkaaga

Guji Baro Dastuurka linkiga ah

Nagala soco

Baraheena
Bulshada

Wararka iyo dhacdooyinka ku dahaaran arrimaha Dastuurka kala soco Baggaga rasmiga ah baraha bulshada ku leenahay.

Guddiga Madaxabannaan ee  Dastuurka

Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka

21,592

Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka-πŸ‡ΈπŸ‡΄

Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed munaasabada xuska 1da Luulyo. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Hadaljeedinta Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar ee uu ka jeediyay Gogosha Wadatashiga Qaran. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Dastuurka Avv. Burhan Adan Omar ayaa maanta ka qaybagalay Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu shalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Daah furay isagoo halkaas ku soo bandhigay heerarka uu soo maray guud ahaan geeddisocodka dib-u-eegista Dastuurka gaar ahaan Cutubyada 5aad ilaa 9aad iyo latashiyada lala sameeyay bulshada qaybaheeda kala duwan. Iyo sidoo kale howlaha u qabsoomay Guddiga. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Xubno ka tirsan Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelin Dastuurka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlayay Saamaynta Dhaqaale ee ee Dib-u-eegista Dastuurka. Kulankan ayaa lagu soo bandhigay daraasado kala duwan oo ka hadlaya samaynta dhaqaalaha ee ku aaddan dib-u-eegista Dastuurka. ... See MoreSee Less
View on Facebook
Muqdisho Maajo 04 2025, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Avv. Burhan Aadan Cumar.Kulan oo ay ka soo qaybgaleen xubnaha iyo lataliyeyaasha guddiga ayaa looga hadlay sidii loo dardargalin lahaa hawlaha hortabinta leh iyo dhammeystirka cutubyada harsan ee Dastuurka. ... See MoreSee Less
View on Facebook

At the National Consultative Forum today,ICRIC Chairman @AvvBurhanAdan outlined key advancements in the constitutional review process. He highlighted significant progress on Chapters 5-9,the comprehensive public consultations conducted, and the commission's overall achievements.

4

Today, the ICRIC, chaired by Chairman @AvvBurhanAdan , held its regular meeting. Members & advisors discussed accelerating priority activities & completing the Constitution's remaining chapters. #Somalia #Constitution #ICRIC

4

ICRIC held its regular meeting today, chaired by Chairman @AvvBurhanAdan . The meeting, attended by members and advisors of the commission, focused on presenting a report on the proposed amendments to Chapters 5 to 9 of the Constitution.
#ICRICSomalia #ConstitutionalReview

3

Load More
Close Search Window