Wararkaโ€ข

Muqdisho, 7 Agoosto, 2024, Hayโ€™addaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka ayaa waxaa maanta u furmay wajiga labaad latashiga iyo dib-u- eegista Dastuurka.
Kulanka waxaa ka soo qeybgalay madaxda seddexda hayโ€™adood ee u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka, xubnaha iyo xeeldheerayaal arrimaha dastuurka iyo sharciyada ah, kulanka intii uu socday waxaa xubnihii ka soo qaybgalay loo soo bandhigay Soojeedin Kooban oo ku saabsan Cutubyada 5aad ilaa 9aad iyo sidoo kale Suโ€™aalaha Latashiyada.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window