Wararkaβ€’

Muqdisho, Agoosto 11, 2024 – Hay’addaha u Xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka oo wada latashiyada qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maalintil afraad la shiray Haweenka Soomaaliyeed, shirka ayaa lagu soo bandhigay soojeedin kooban oo ku saabsan cutubka 5aad ilaa 9aad ee dastuurka iyo su’aalo khuseeya isla
cutubyadaan.
Haweenka Soomaaliyeed ayaa intii shirku socday si fiican ugu dooday soojeedinta wax-kabedelka cutubyada 5aad-9aad. Sidoo kale haweenka ayaa soo bandhigay aragtiyo, talo wax-ku-ool ah iyo su’aalaho khuuseeya cutubyadaas.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window