Uncategorized, Wararka

Muqdisho, Aug 29, 2023; Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo u hoggaaminayo gudoomiye Avv. Burhan Aadan Cumar ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhiga saddexaad kulankiisa 6-aad ee wadajirka ah ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ajandaha kulanka maanta labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ahaa sii wadidda akhrinta iyo ka doodista habraaca wax-ka-bedelka dib-u-eegista Dastuurka KGM ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

-Dhammaad-

Comments are closed.

Close Search Window