Wararka

Aragti ururinta oo socotay muddo 10 cisho Aug 8 – 18, ayaa lagu baahiyay baraha bulshada iyo bogga internetka ee Guddiga www.icric.gov.so.

Dadwaynaha ka qayb-galay oo kor udhaafaya 1000 oo qof, Xog-uruurinta ayaa muujineysa in ay aad u hooseeyso heerka ka qaybgalka dadwaynaha ee howlaha dib u eegista dastuurka iyada oo 87% boqolkiiba ay ku jawaabeen nala kama qayb gelin howlaha dib u eegista dastuurka.

Waxaan sidoo kale dadwaynaha aragti ka waydiinnay habka ugu wanaagsan oo looga tala gelin karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window