Wararka

Muqdisho, Diseembar 14, 2024, Kulan uu shir Guddoominayey R/Wasaaraha Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama ayaa Golaha Wasiirrada loogu soo bandhigay Natiijooyinkii ka soo baxay wajiga 1aad ee Latashiyada soojeedinta cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka, kulamadii la soo qabtayna ay ka mid ahaayeen kulankii Golaha Wasiirrada ee Agoosto 13, 2024.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Datuurka Avv. Burhan Adan Omar ayaa Golaha Wasiirrada la wadaagay warbixin ku saabtay latashiyada ay hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka soo qabteen iyo halka ay marayaan Latashiyada wajiga 2aad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window