Muqdisho: 03 Diseenbar,2024; Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dasturka oo kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arr. Dastuurka ayaa si wadajir ah u qabtay dood wadaag ciwaankeedu yahay โ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐-๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐โ
Ayadoo inta dooddu socoto Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dasuurka, Avv.Burhan Adan Omar uu dadweynaha madasha jooga suโaalo toos ugu jawaabayo iyo warbixinta guud ee casharadii laga bartay ansixinta 4-ta cutub ee ugu horaysa dastuurka.