Wararka

Muqdisho , Juun, 01, 2022 – Guddiga Madaxabanaan ee Dastuurka ayaa ka qeyb galay shir looga doodayay sida haweenka Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u eegista Dastuurka JFS.

Ujeedada kulanka ayaa ahaa sida guddiyada u xilsaaran dhameystirka Dastuurka iyo guddiyada haweenka ee kujira golayaasha Barlamaanka iyo bulshada rayidka ay kaalin ugu qaadan lahaayeen geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka, Hon Farhia Mumin Ali ka tirsan Guddiga Madaxabanaan ee Dib -U-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kula dardaarantay haweenka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u eegista Dastuurka lagama maarmaana tahay aragtidoodda iyo taladoodda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window