Wararka

Muqdisho, Diseembar 5, 2023, Kulamadaan wadajirka ah ee ee labada guddiga, ayaa Guddiga Madaxabannaan Ee Dib -U-  Eegist iyo Hirgelinta Dastuurka  u soo bandhigayaa Guddiga lasocodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee BJFS, soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 1aad ilaa 4aad ee dib-u-eegista Dastuurka KMG ayaa galay maalintii seddexaad.Ayadoo sigaara maanta diirradda lagu saarayaa cutubka 3aad ee Dastuurka oo ka hadlaya arrimaha Dhulka, Hantida iyo Deegaanka.

Kulamadaan wadajirka ah ee Guddiga Madaxabannaan Ee Dib -U- Eegist iyo  Hirgelinta Dastuurka u soo jeedinayo wax-kabeddelka cutubyada  1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad  Guddiga lasocodka iyo Hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa soo bilowday 3 bishaan Diseenbar 2023 , ayadoo lagu wado inuu soo gabagaboobo  7 bishsaan Diseenbar 2023.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window