Wararka

Dhuusamareeb, Sebtember 23-25, 2024: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Hay’adaha kale ee u xilsaaran arrimaha Dastuurka ayaa magaaloyinka Guriceel, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo ku qabtay shirar latashiyo ku saabsan dib-u-eegista wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka.

Kulamadaan ayaa ahaa kuwo daarana in Bulshada Rayidka reer Galmudug loo soo bandhigay su’aalo ku saabsan cutubyadan uu guddigu gacanta ku hayo ee kala ah 5aad ilaa 9aad.

–Dhammaad–

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window