Wararka

Baraawe,October 31, 2024 -Hay’addaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo kala ah, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka, ayaa si wada-jir ah Shirka La-tashiga Dhalinyarada Baraawe ee ku addanaa soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad – 9aad ee Dastuurka, galabta ku soo gabagabeeyay magaaladda Baraawe ee caasimada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
–Dhammaad–

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window