Wararka

𝔹𝕒𝕪𝕕𝕙𝕒𝕓𝕠; 𝟚𝟙 𝕆𝕔𝕥𝕠𝕓𝕖𝕣 𝟚𝟘𝟚𝟜; Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka ayaa maanta galinkii danbe shir-wada tashi ah la yeeshay Dhallinyarada iyo Haweenka ku dhaqan Baydhabo.

Latashiyadan ka bilaawday Dowlad Goboleedka Kuunfur Galbeed ayaa u jeedadiisu tahay in Bulshada ku dhaqan Dowladda Koonfur Galbeed ka qaybgalaan hanaanka dib u eegista Dastuurka ayadoo diiradda lagu saarayo soojeedinta wax ka beddelka cutubyada 5 ilaa 9aad ee Dastuurka KMG ah.

–Dhammaad–

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window