Wararka

Jowhar,Ogtoober 25, 2024, Waxaa maanta magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle lagu qabtay shirka latashiga Haweenka iyo Dhalinyarada Hiirshabeelle. Haweenka iyo dhalinyarada ayaa nala wadaagay intii kulanku socday aragtidoodda iyo taladoodda ku aaddan cutubyada 5’aad ilaa 9’aad ee Dastuurka KMG.
–Dhammaad–

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window