Wararkaโ€ข

Muqdisho, Agoosto 13, 2024, Hayโ€™adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka, ayaa ayaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo bandhigay Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka iyo Suโ€™aalaha Latashiga oo laga soo diyaariyey isla cutubyadan.
Golaha Xukuumadda ayaa intii lagu gudajiray kulanka ka aragti dhiibtay suโ€™aalaha la xiriira 5aad – 9aad, waxayna xuseen in kulamadan oo kale ay muhiim tahay in la badiyo oo bulshada qaybaheeda kala duwan la gaarsiiyo.
–Dhammaad-

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window