Wararka

Muqdisho – Agoosto 14, 2024: Kulan ka dhacay Xafiiska Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa Guddiyada qaabilsan dib-u-eegista Dastuurka qaabilay xafiiska Amniga Qaranka oo uu hoggaaminaya Lataliyaha Madaxweynaha Aminga Qaranka Mudane Xuseen Macalin, wuxuuna ka dhageystay aragtiyo ku saabsan Axkaamta la xiriirta Amniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo ka mid ah cutubyada ay ka shaqeynayaan Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka.
Guddoonka labada Guddi waxay u mahadceliyeen Lataliyaha iyo xafiiskiisa diyaarintaa talooyinkan ku fadhi cilmibaarisyo iyo Heshiisyada siyaadeed ee la xiriirta dib-u-eegista Dastuurka.
–Dhammaad-

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close Search Window